Allow ha ku celin cawoy dhaha ee.
Cadceeda sideeda lo caan noqo ee.
Carrada kaligaa adow curadee,
Cishadad dhalataad calooshaydii,
Innaga keenu waa, cirkoo kale e, (1)
Innaga keenu waa, cirkoo kale e, (2)
Innaga keenu waa, cirkoo kale e, (3)
Oon caadna lahayn, ee caashaqayee. (1)
Oon caadna lahayn, ee caashaqayee. (2)
Oon caadna lahayn, ee caashaqayee. (3)
Qolobaa calankeed u waa ceynoo, (1)
Qolobaa calankeed u waa ceynoo, (2)
Qolobaa calankeed u waa ceynoo, (3)
Sidii culaygii cidaad marisee
Xidigyahay cadi, waad naa ciidamisee,